M1.3- Desktop, Icon, Taskbar, …

Wax badan ka ogow shaashadda hore ee aad arkeyso marka uu Computerkaaga soo koco. Waxyaabaha aad ku baran karto muuqaalkan waxaa ka mid ah waxa ay kala yihiin: Desktop, Icon, Taskbar, System Tray, iyo Start Menu. Hadii aad intan barato, casharrada kale wax badan ayaa kaaga fududaanaya.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga