Description
Maxaad ku baran doontaa koorsadan?
Koorasadan waxa aad ku baran dontaa habka loo design gareeyo guryaha dabaqyada iyo kuwa birahah kasameysan oo casri ah. wax yaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
- Concrete Structure
- Steel Structure
- Composite Structure
Maxaa lagaaga baahanyahay?
Si aad u barato koorsadan, waxaad u baahantahay:
- Computer Windows ama Mac ah
- Internet aad ku soo gasho casharrada.
- Hammi iyo go’aan waxbarasho.
Yaa loogu talogalay koorsadan?
Kooraskan waxaa loogu tala galay qof walbo jecel in si fudud u barto sida loo design gareeyo dhismayasha waaweyn.
Sideen ugu guuleysan karaa koorsadan?
In aad ku guuleysato koorsadan waa ay fududahay, si aad ugu guuleysato koorsadan: Qaado oo daawo casharrada koorsadan.
Ku celceli casharrada oo samee tijaabooyin ka badan kuwa uu macalinku ku baray.
Hoos ka aqri wax yaabaha aad ku baran doonto kooraska