Baro Gundhigga Cilmiga Siyaasadda

$25.00 per 4 months

SUBSCRIPTION FOR 4 months
Category:

Description

 Maxaad ku baran doontaa koorsadan? 

Kooraskan waxa aad ku baran doontaa Gundhigga Cilmiga Siyaasadda   Waxyaaba aad ku baran doonto  waxaa ka mid ah :

  • Waa maxay Cilimiga Siyaasad?
  • Cilmiga Siyaasadda iyo culuumta uu xiriirka la leeyahay.
  • Aragtiyada waawayn ee gundhigga u ah cilmiga siyaasadda.
  • Noocyada kala duwan ee xukunka si gaar ah nidaamka federaalka
  • Dawlad Iyo Waxyaabaha ay ka koobantahay
  • Waa kuma Siyaasi?  
  • Taariikhda dawladnimada casriga ah.
  • Dastuurka dalka iyo ahmiyadda uu u leeyahay dawlanimada.
  • Iyo casharro kale oo badan.

Si aad u barato koorsadan, waxaad u baahantahay:

  • Computer  
  • Internet aad ku soo gasho casharrada.
  •  Hammi iyo go’aan waxbarasho.

Yaa loogu talogalay koorsadan?
Koorsadan waxaa loogu talagalay qof kasta oo jecel in uu wax ka barto cilmiga siyaasadda.

Sideen ugu guuleysan karaa koorsadan?
In aad ku guuleysato koorsadan waa ay fududahay, si aad ugu guuleysato koorsadan:
Qaado oo daawo casharrada koorsadan.
Gal tijaabooyinka iyo imtixaannada koorsadan.
Waxaad heleysaa shahaaddada koorsadan haddii aad keento 65% ama ka badan.
Ku celceli casharrada oo samee tijaabooyin ka badan kuwa uu macalinku ku baray.

Sidee baan isaga diiwaangeliyaa koorsadan?
Way fududahay, Taabo Batanka ay ku qorontahay XULO KOORSADAN si aad isaga diwaangeliso Koorsadan, ugana faa’ideysato casharrada Gundhigga Cimiga Siyaasadda.

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga