Baro Adobe Photoshop

$15.00 per 4 months

Courses Included
SUBSCRIPTION FOR 4 months
Category:

Description

Kusoo dhawow kooraska barashada Adobe Photoshop. Ku baro 10 maalmood farsamooyinka iyo adeegsiga Photoshop-ka, sida qurxinta sawirada, sameenta brochure design iyo graphic design, sidoo kale waxa ku baran doonta naqshadeynta iyo sameynta astaamaha goobaha ganacsiga (Logo) iyo kaararka ganacsiga (Business Cards), waxa aad sidoo kale ku baran doonta sameynta sawirrada xayeysiinnada ganacsiga ee loo adeegsado baraha bulshada.

Taabo Batanka ay ku qorontahay XULO KOORSADAN si aad iskaga diwaangeliso Koorsadan, ugana faa’ideysato casharrada Adobe Photoshop.

 

Imtixaanno ayaad gali doontaa inta aad ku guda jirto barashada koorsadan, hadii aad ku guuleysato in ka badan %65 waxa aad heli dontaa shahaaddo ama aqoonsi cadeyneysa in aad si guul leh u dhameysatay barasahda koorsadan Adobe Photoshop. Shahaaddo daabacan ayaad dalban karta sidoo kale. Si fudud ku baro qurxinta iyo sameynta naqshado qurux badan oo kala duwan.

Si aad u barato Casharradan, waxaad keliya u baahantahay :

  • Computer ama Laptop.
  • Internet xawaarihiisu dhexaad yahay
  • Barnaamijka Adobe Photoshop 2020, 2019 ama 2017
  • Hammi sare oo aad ka leedahay koorsadan

Hoos ka aqri waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadan oo faahfaahsan.

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga