Basic English

Ma tahay qof ku dhibann ku hadalka luqadda Englishka. Halkan waxa an kugu heynaa Course bilow ah waxaana kuu dhigi doono macalin mudda badan ku dhax jiray dhigista luqadda English-ka

ETABS Software

ETABS Software waa mid ka mid aha software rada loogu isticmaal badanyahay marka la joogo Civil Engineering ka . Waxa uuna ka mid yahay Structural Engineering Software's

Introduction To Civil Enginering

Matahay Arday Raba inuu barto Cilmiga Civil Engineering-ka. Waxaan Kuu haynaa kooras ah Introduction To Civil Engineering, Oo ah albaabka laga galo cilmiga Engineeting-ka.

Baro Xisaab Fasalka 12aad

Maxaad ku baran doontaa koorsadan? Koorsadan waxaad ku baran doontaa maadada xisaabta fasalka 12aad ee dugisga sarre. casaharadda aad ku …

Baro Microsoft Word

Ku baro 10 maalmood keliya barnaamijka Microsoft Word oo ah barnaamij loo adeegsado qurxinta, diyaarinta iyo habeynta warqadaha, buugaagta, shahaaddooyinka iwm.

Baro Adobe Photoshop

10 Maalmood gudohood ku baro adeegsiga barnaamijka caanka ah ee Photoshop. Waxaad ku baran doontaa koorsada sameynta, qurxinta iyo habeynta sawirrada, warqadaha shirkadaha noocyadooda kala duwan.

Baro Aasaaska Cilmiga Siyaasadda

 Maxaad ku baran doontaa koorsadan?  Kooraskan waxa aad ku baran doontaa Aasaaska Cilmiga Siyaasadda   Waxyaaba aad ku baran doonto  waxaa …

Barashada Website Sameynta

Hadii aad tahay qof jacel in u barto sida website loo sameeyo , Koorsadan waxa aad ku baran donta sida lo sameeyo Website casri ah.

Baro Adeegsiga Computer-ka

Haddii aad tahay qof uu ku cusubyahay ama wax uga bilaabanyihiin adeegsiga Computer-ka, waxa ay koorsadan kaa caawineysaa in aad si degdeg ah oo fudud u barato adeegsiga Computer-ka.

Qoridda Degdegga (Typing)

Koorsadan, waxa aad ku baraneysaa in aad si degdega wax ugu qorto Keyboard-ka computerkaaga. Hadii aad koorsadan dhameyso, waxa aad awood u yeelan doontaa (EEBE idankii) in aad wax ku qorato Computer-kaaga adigoo aan fiirin keyboardkaaga ama indhaha isku haaya. Iska diiwaangeli koorsadan, si fududna ku noqo qof khabiir ku ah qoraalka degdegga ah ee Computerka! Si aad u barato Koorsadan, waxa aad u baahantahay keliya Computer.

Muuqaal Qurxin (Video Editing)

Hadii aad daneyneyso in aad muuqaal u sameyso qoyskaaga, asxaabtaada, shirkadaada, aroos, ama meelo kaleba, waxaad u baahantahay in aad taqaan sida loo habeeyo loona jarjaro muuqaallada. Koorsadan ayaadna ku baraneysaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad uga baahantahay muuqaal sameynta (Video Editing). Labo barnaamij ayaad ku baran doontaa si aad marba midka aad hesho ugu sameyn karto, waana Adobe Premiere Pro CC iyo Filmora Wondershare. Hadda iska diiwaangeli oo ka baro xirfadda muuqaal sameynta khabiir sameeya muuqaallada tayada leh.
[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga