Hadii aad leedahay ama aad inta badan adeegsato Computer, waxaa muhiim ah in aad taqaan xirfadaha aad ugu baahi badantahay marka aad Computer-ka adeegsaneyso; Xirfadahaas waxaa ka mid ah xirfadda qoridda degdegga ah (Typing) oo aad u baahantahay markasta oo aad Computer-kaaga wax ku qoreyso.  Koorsadan, waxa aad ku baraneysaa sida aad 10-kaaga farood ugu adeegsan lahayd wax ku qoridda Computerka. Hadii aad barato koorsadan, EEBE idankii waxa aad awood u yeelan doontaa in aad wax ku qorto Computerkaaga adigoo aan fiirin qalabka wax lagu qoro ee Keyboardka. Waxa aad yeelan doontaa kalsooni buuxda marka aad Computerkaaga wax ku qoreyso.  Si aad u barato koorsadan, waxaad u baahantahay:

  1. Computer uu ku jiro Windows 10, 8, ama 7.
  2. Internet xawaare dhexaad ah leh.

Ku soo dhawow barashada xirfadda Typing-ka.

Course Curriculum

Maalinta 1aad: Soo dhaweyn. Soo dagso Mavis 20 oo cinwaan ka sameyso.
T1.1- Ku soo dhawow koorsada qoridda degdegga ah (Typing) FREE 00:01:00
T1.2- Soo dagso kuna shub Computerkaaga Mavis Beacon 20 00:05:00
T1.3- Iska diiwaangeli barnaamijka Mavis Beacon 20 00:06:00
T1.4- Sida loo xiro dibna loo soo galo barnaamijka Mavis 20 00:03:00
Maalinta 2aad: Soo dagso Mavis 15, cinwaanna ka sameyso.
T2.1- Ku shub Computer-kaaga Mavis Beacon 15 00:06:00
T2.2- Iska diiwaangeli barnaamijka Mavis 15 00:06:00
T2.3- Xeridda iyo dib u soo gelidda Mavis Beacon 15 00:04:00
Maalinta 3aad: Faraha si sax u saar Keyboard-ka, bilow qoraalka.
T3.1- Farahaaga si sax ah u saar keyboard-ka adigoo aan fiirin 00:04:00
T3.2- Barashada Xarfaha ugu horreeya (A S D F) 00:07:00
T3.3- Hambalyo, bilow fiican ayaad sameysay, ha caajisin! 00:01:00
T3.4- Barashada xarfaha JKL; iyo ASDF oo isla socda 00:07:00
Maalinta 4aad: Baro Xarfaha GH'RUTY
T4.1- Barashada Xarfaha E iyo I 00:06:00
T4.2- Barashada G, H iyo Calaamadda ‘ 00:03:00
T4.3- Barashada Xarfaha R iyo U 00:04:00
T4.4- Barashada Xarfaha T iyo Y 00:03:00
Maalinta 5aad: Baro Xarfaha QWOPVBNMZXCV
T5.1- Barashada qeybta 2aad ee T iyo Y 00:04:00
T5.2- Barashada Xarfaha QW iyo OP 00:05:00
T5.3- Barashada Xarfaha ZXCV 00:03:00
Maalinta 6aad: Qoridda Xarfaha Waaweyn
T6.1- Xarfaha Waaweyn (Q. 1aad) 00:06:00
T6.2- Xarfaha Waaweyn (Q. 2aad) 00:11:00
T6.3- Calaamadaha u baahan SHIFT 00:13:00
Maalinta 7aad: Qaad Shahaadada 1aad
T7.1- Barashada Hakadka iyo Joogsiga + Shahaadada 1aad 00:07:00
T7.2- Dib u hel shahaadadaada Typing-ka. 00:02:00
Maalinta 8aad: Qoridda Xarfo waaweyn
T8.1- Barashada Xarfaha Waaweyn (Q. 1aad) 00:06:00
T8.2- Barashada Xarfaha Waaweyn (Q. 2aad) 00:11:00
T8.3- Barashada calaamadaha ? iyo ! 00:13:00
T8.4- Hambalyo, u gudub qeybta nambarada. 00:01:00
Maalinta 9aad: Baro Nambarada 0 illaa 9
T9.1- Baro nambarada 1,2,3 00:03:00
T9.2- Baro nambarada 4,5,6 00:11:00
T9.3- Baro nambarada 7 iyo 8 00:02:00
T9.4- Baro nambarada 9 iyo 0 00:07:00
Maalinta 10: Baro Calaamadaha @#$%^&*()-+[]{}
T10.1- Baro calaamadaha (Q. 1aad) 00:12:00
T10.2- Baro calaamadaha (Q. 2aad) 00:07:00
T10.3- Baro calaamadaha (Q. 3aad) 00:03:00
T10.4- Baro calaamadaha (Q. 4aad) 00:14:00
T10.5- Baro calaamadaha (Q. 5aad) 00:22:00
T- (Hambalyo) Qaado Shahaadada 2aad 00:07:00
QEYB DHEERAAD AH
T- Qeybta 10-ka nambar (10 key) 00:24:00

Course Reviews

5

5
8 ratings
  • 5 stars8
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. 5

    Ramadan Kariim
    Ma ahan wax fudud in aad qoraalka dagdagaa aad ku barato 10cish
    blse alxd aad ayaan uula dhacay, Wanan ku farax sanahay in aan dhameyay
    coursedan.
    Qoraalkaygana waan daremay in ay wax iska badalen.
    Aad ayad umahad santahy techear.

  2. Barashada typing

    5

    Aniga hamigeyga waa iney dadka oo dhan si aad ah ula dhacaan qaabka aan qoraal u diyaarinayo

  3. 5

    This is great Course!

  4. iidle shariif mohamedJune 11, 2019 at 2:17 pmReply

    arday

    5

    maashaa alaah macalim aad ayaa u mahadsan tahay waxa ka bartay waa ku guulaystay 100% alaah hakaa abaal mariyo wanaaga iyo wax qabadka aad umadaada u hayso..

  5. 5

    Asc wr wb. Saalan kadib waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa (baro252 akadami)
    Aad bay iiraali galinsaaa in aan kusoobiiro oo aan aqoon kakororsada anoo waliba jooga gobol ka gof

  6. Abdiaziiz Mohamed Ismail

    5

    Alx ugu horayn allah baa mahad leh ii suuro galiyay inaan dhameeyo course ka typing ka.
    Mar labaad waxan doonayaa inaan u mahad celiyo macalin mahamed oo si wanaagsan iigu dhigay course ka typing ka mclin kun iyo kow jeer ba waad mahdsan tahay.
    Mclin waxan kaa codsan lahaa hadii aad codsigaygan aad aragto inaad course ka barashada (computer ka) inaad free iiga dhigto waxan rajaynayaa inaad codsigaa ii tix galin doonto insha allah

  7. waxa ku qiimeyay 100%

    5

    run wax badan aa iska key badalay dhanka typing ka oo dhibaato fara badan anku qabay

  8. Abdifatah Speed

    5

    waxaan ku qiimeeyey 100% koorsadan waan muhiim

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga