Maxaad ku baran doontaa koorsadan? 

Kooraskan waxa aad ku baran doontaa Aasaaska Cilmiga Siyaasadda   Waxyaaba aad ku baran doonto  waxaa ka mid ah :

  • Waa maxay Cilimiga Siyaasad?
  • Cilmiga Siyaasadda iyo culuumta uu xiriirka la leeyahay.
  • Aragtiyada waawayn ee gundhigga u ah cilmiga siyaasadda.
  • Noocyada kala duwan ee xukunka si gaar ah nidaamka federaalka
  • Dawlad Iyo Waxyaabaha ay ka koobantahay
  • Waa kuma Siyaasi?
  • Taariikhda dawladnimada casriga ah.
  • Dastuurka dalka iyo ahmiyadda uu u leeyahay dawlanimada.
  • Iyo casharro kale oo badan.

 

Si aad u barato koorsadan, waxaad u baahantahay:

  • Computer
  • Internet aad ku soo gasho casharrada.
  •  Hammi iyo go’aan waxbarasho.

Yaa loogu talogalay koorsadan? Koorsadan waxaa loogu talagalay qof kasta oo jecel in uu wax ka barto cilmiga siyaasadda.

Sideen ugu guuleysan karaa koorsadan?

aad ku guuleysato koorsadan waa ay fududahay, si aad ugu guuleysato koorsadan:nQaado oo daawo casharrada koorsadan.nGal tijaabooyinka iyo imtixaannada koorsadan.nWaxaad heleysaa shahaaddada koorsadan haddii aad keento 65% ama ka badan.nKu celceli casharrada oo samee tijaabooyin ka badan kuwa uu macalinku ku baray.

Sidee baan isaga diiwaangeliyaa koorsadan?

Way fududahay, Taabo Batanka ay ku qorontahay XULO KOORSADAN si aad isaga diwaangeliso Koorsadan, ugana faa’ideysato casharrada Gundhigga Cimiga Siyaasadda.

 

 

 

Course Curriculum

Hordhaca Koorsada
PO1.1 Hordhaca koorsada FREE 00:10:00
Qeebta 1aad koorsada
PO1.2 Fahamka cilmiga siyaasadda 00:07:00
PO1.3 Cilmiga siyaasadda 00:17:00
PO1.4 Aragtiyada siyaasadda 00:15:00
PO1.5 Noocyada xukunka siyaasadda 00:21:00
PO1.6 Maxay ka kobantahay dowladnimadda 00:17:00
PO1.7 Waa kuma siyaasi 00:17:00
PO1.8.1 Taarikhda dowladinimadda 00:28:00
PO1.8.2 Taarikhda dowladnimadda 00:30:00
Imtixaanka 1aad – Barashadda Gundhiga Cilmiga Siyaasadda 00:12:00
Qeebta 2aad koorsada
PO2.1 Dastuurka 00:28:00
PO2.2 Xisbiyada 00:26:00
PO2.3.1 Doorashooyinka 00:29:00
PO2.3.2 Doorashooyinka 00:20:00
PO2.4 Muwaadinka 00:14:00
PO2.5 Hogaaminta 00:16:00
PO2.6 Ciidanka 00:18:00
PO2.7 Xiriirka caalamiga 00:15:00
Imtixaanka 2aad – Barashadda Gundhigga Cilmiga Siyaasadda 00:12:00

Course Reviews

5

5
1 ratings
  • 5 stars2
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Hal aan korodhsaday !

    5

    السلام عليكم ورحمه وبركاته ✋
    Ugu horayn mahad dhamaanteed waxaa iska Allah SWT. Mar xigtada waxaa iska leh Hormuudka iyo Barayaasha kala gadisan ee ka hawl gala Academy-yada im252 ee suurto galiyay aniga oo gurigayga jooga inaan korodhsado Aqoon iyo khibrad ay kasbashadeedu igu qaadan lahayd mudo aad u dheer sidoo kalana ay igaga bixi lahaayeen qarashaad iyo hawlo kale oo badinaba.
    Si gaar ah waxaan ugu mahadcelinayaa Barahaygii Maxamed Aadam Axmed {Barawaani} oo runtii si kooban oo xalad leh usoo diyaariyay koorsada waana ta sababtay in aan mudo 7 cisho ah ku dhameeyo koorsada runtiina wuxuu ii bayaamiyay wax badan oo caad iyo mugdi iga saarnaa.
    Mahad Alle ha idinka gaadho dhamaantiiba Saaxiibayaal 🙏

    ✍️ Mustafe Axmed Maxamed {Aar}
    Arday Daneeya sidoo kalena darsa Cilmiga Siyaasada (Political Science)

  2. Mahadcelin iyo bogaadin

    5

    Waxay igu qadatay 21 cisho in aan ku dhameyo korsadan waxana ka faaidey arrimo badan oo muhim ah waxan u mahadcelinaya eebeweyne
    Kadib iam 252 academy
    Kadib ustadka oo isku darsadey fasaxad iyo karti.
    Dhaman waxan idin leyahay guleysta

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga