Requested resource is not accessible

Course Curriculum

Maalinta 1aad: Hordhac
Ku soo dhawow koorsada FREE 00:00:33
M1.3- Desktop, Icon, Taskbar, … 00:02:00
Maalinta 2aad: Kala baro (Desktop iyo qeybihiisa Start Menu, Programs, Taskbar iwm)
M2.1- Qeybaha (Start Menu) iyo waxa ay yihiin (Pinned Apps) 00:03:00
M2.2- Si fudud u fur barnaamij kasta oo ku jira Computer-kaaga FREE 00:03:00
M2.3- Kala ogow barnaamijyada furan iyo kuwa aan furneyn 00:05:00
Maalinta 3aad: Kala baro Minimize, Maximize, Restore, Close, U kala gudub barnaamijyadaada
M3.2- Sida loo xiro barnaamijka kuu furan…. 00:04:00
M3.3- Sida aad uga kala gudbi lahayd barnaamijyada kuu furan 00:03:00
Imtixaanka 1aad – Barashada Computerka 00:12:00
Maalinta 4aad: File iyo Folder, Habeynta Desktop-ka, Folder sameyn, Gelidda Folder-ka
M4.1- Sida loo nidaamiyo waxyaabaha kuu saaran Desktop-ka 00:04:00
M4.2- Kala baro waxa ay kala yihiin xog (File) iyo Gal (Folder) 00:04:00
M4.3- Sida loo sameeyo galal (Folders) isku dhex jira oo badan 00:03:00
M4.4- Sida la isaga kala gudbo galalka (Folders) horey iyo gadaalba 00:04:00
Maalinta 5aad: Wax ka baro File Explorer, sida loo kooxeeyo xogta, xog tiris iyo soo celin
M5.1- Wax kasta oo ku saabsan File Explorer (Meesha laga galo Folders-ka ama galalka) 00:03:00
M5.2- Sida loo habeeyo xogta (Sida sawiradaada) & sida loo kooxkooxeeyo. 00:03:00
M5.3- Qaababka kala duwan ee wax loo tiro & sida loo soo ceshado xogta aad tirtay 00:07:00
Maailnta 6aad: Adeegsiga Xogta (Rename, Copy, Cut, Undo, Redo)
M6.1- Magac ka badal xogtaada (Sida sawiradaada) iyo galalkaaga (Folders) 00:03:00
M6.2- Koobiyee ama meel kale u qaad xogtaada si fudud (Wadooyin kala duwan) 00:03:00
M6.3- Ka laabo hadii aad si qaldan wax u sameysay ama u laabo hadii ay sax kuu ahayd. 00:06:00
Maalinta 7aad: Xulashada xogta (Selection), Adeegsiga barnaamijyo badan hal mar, qarso xogtaada
M7.1- Qaababka kala duwan ee xogta loo xusho ama loo doorto (Wadooyin fudud) 00:12:00
M7.2- Ku adeegso halkaaga shaashad barnaamijyo badan oo isku dhinac furo. 00:05:00
M7.3- Sida ugu dhaqsiyaha badan ee aad u tagi karto Desktop-kaaga (Qaabab kala duwan) 00:07:00
M7.4- Si fudud u qarso xogtaada muhiimka kuu ah ee aadan jecleyn in la arko 00:06:00
Maalinta 8aad: Cabirka xogta, noocyada xogta, ka raadi keydka Computer-kaaga xogta aad doonto.
M8.1- Si fudud u ogow astaamaha xog kasta (Sida cabirka xogta, xilliga la sameeyey iwm) 00:04:00
M8.2- Baro noocyada ka duwan ee xogta (Sida, sawir, muuqaal, cod, iwm) iyo sida loo kala garto. 00:04:00
M8.3- Ka raadi Computer-kaaga xogta aad uga baahantahay xilliga aad u baahantahay (Waddooyin fudud) 00:06:00
Imtixaanka 2aad – Barashada Computerka 00:08:00
Maalinta 9aad: Qeybaha File Explorer, Bedel Icon-ka Folderka, Qurxi shaashaddaada
M9.1- Baro wax ay kala yihiin (Navigation pane, preview pane & details pane) 00:08:00
M9.2- Si aadan isugu qaldin galalkaaga (Folders) kala badal Icons-kooda ama sawiradooda. 00:06:00
M9.3- Si fudud u badal qaabka ay xogtaada u muuqato (Qaab weyn, qaab taxan, iwm) 00:02:00
M9.4- Baro sida loo helo cinwaanka xog kasta oo Computer-kaaga ku jirta 00:04:00
M9.5- Qurxi shaashadda Computer-kaaga adigoo badalaaya midabada iyo sawirada shaashadda. 00:06:00
M9.6- Bedel taariikhda iyo saacadda Computer-kaaga ama la soco waqtiga waddamo kale. 00:05:00
Maalinta 10aad: Settings-ka Computerka, Adeegsiga Falaash, Memory Card, iyo qalabyada keydka xogta.
M10.1- Meesha laga saxo Computer-kaaga (Sida aad moobaaylka uga saxdo Settings) 00:06:00
M10.2- Sida aad xogtaada ugu qaadan lahayd falaash, memori kaar iwm (ama aad uga shuban lahaydba) 00:09:00
M10.3- Sida magaca looga badalo falaashka, memori kaarka, iwm (ama loo Format-gareeyo) 00:04:00
Maalinta 11aad: Luqado kala duwan wax ku qor, Iska tir banraamijyada aadan rabin
M11.1- Ku adeegso Computer-kaaga in ka badan 1 luqad (Iskuna badalo marba midka aad doonto) 00:03:00
M11.3- Ka saar Computer-kaaga barnaamij kasta oo aadan rabin (Waddooyin kala duwan) 00:03:00
Imtixaanka 3aad-Barashada Computerka 00:07:00
M12.2- Ku xiro Computer-kaaga fure-sireed (ama ka badal hadii aad doonto – si fudud)
M12.2- Ku xiro Computer-kaaga fure-sireed (ama ka badal hadii aad doonto – si fudud) 00:06:00
M12.3- Ka hortag in Computer-kaaga ku dhaco Fayras (Si fudud u baar hadii Computer-kaagu ku jiro Virus) 00:07:00
Maalinta 12aad: Fure sireed u samey Computer-kaaga, Ka hortag Virus.
M13.1- Baro waxa la yiraahdo (Action Center) meesha aad ka dooran karto waxyaabo muhiim ah sida Wireless-ka. 00:06:00
M13.2- Qurxi (Taskbar-kaaga) ama u wareeji dhanka aad jeceshahay – Geesaha ama kor. 00:05:00
M13.3- Baro barnaamijyada ku imaada Computer-kaaga ee ay tahay in aad adeegsato. 00:06:00
Maalinta 14aad: Ku xirmidda Wireless Internet, Kala ilaalinta xogta, Awoodda Taskbar-ka.
M14.1- Adeegso internet adigoo ku xiranaaya shabakadaha aaggaaga (Wireless-ka aad doonto) 00:06:00
M14.2- Baro sida loo kala ilaaliyo xog isku midka ah ee magacyadooduna isku mid yihiin. 00:08:00
M14.3- Baro sida loo adeegsado (Task Manager) ama loo xiro barnaamijka diida in uu xirmo 00:06:00
Maalinta 15aad: Keliya Keyboardka adeegso, Awoodda Computerkaaga, Magaca ka badal Computerka
M15.1- Baro sida Computer-ka loo adeegsado adigoo keliya isticmaalaya Keyboard-ka (Qalabka wax lagu qoro) 00:15:00
M15.2- Wax ka ogow qalabyada Computer-kaaga iyo awoodda ay leeyihiin iyo cabiradooda (Sida maskaxda) 00:06:00
M15.3- Magaca ka badal Computer-kaaga si fudud 00:03:00
Hambalyo, waad guuleysatay. Dalbo Shahaaddo Daabacan 00:00:34
Imtixaanka 2aad – Barashada Computerka 00:08:00
Windows 11 Update - 01
01 – Startup Apps 00:06:00
02 – Snap layout 00:08:00
03 – Notifications 00:09:00
04 – Multiple desktops 00:06:00
05 – Get back your WIFI password 00:04:00
06 – Windows shake 00:06:00
07 – Move start button to left 00:05:00
08 – Clipboard history 00:07:00
09 – Dark Mode 00:04:00
10 – Hotspot 00:05:00

Course Reviews

4.7

4.7
31 ratings
  • 5 stars27
  • 4 stars2
  • 3 stars0
  • 2 stars2
  • 1 stars0
  1. Bogadin,

    5

    Cilmi badan ayan ka faiday korsadaan, Mahadsanidiin bahda im252academy.

  2. 4

    Ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsantahay macalin run ahantii waa waxbarasho bilaa xuduud kana wanaagsan mida xuduudaha le
    MAHADSANIDIIN

  3. 5

    MAHADSAND USTAAD KOORSADAAN WAX AAAN KAFAAIIDEY ANIGOO WELIBAKU ISTICMAALAYA WINDOW 8

  4. IAM 252 ACADEMY BY MOHA NUUR

    5

    magaceygu waa MURSAL ABDI HERSI from mogadisho aad baan kaaga mahad celinaayaa sida wacan aad waqtigaa noogu hurtay taasoo mecnaheydu tahay sida aad nooga haqab tirtay baahiyaheena ku aadan barashada comp runtii waa wax lagu farxo in aan helnay coursekaan oo ku baxaaya af somali waliba si online ah taas oo inoo saamaxday in aan heli karno xiliga aan doono madaama dadka qaar ay jiraan kuwa waqtigu uu kuyar yahay waan ku jecelnahay ustaad illaah haku garab galo horay usoco

  5. MAHADCELIN

    5

    Dhammaan bahda @IM252academy iyo ardayda wax ka barata marka hore waad salaamantihiin.

    waxaan aad ugu faraxsanahay inaan dhameystay barashadii Coursadii qiimaha badneyd ee barashada xirfadda adeegsiga Computer ka waqti kooban.

    waxaan idunkugu mahadcelinayaa 5 stars .

  6. MAHADCELIN

    5

    ustaad maxamed waxan aad kaaga mahadcelinaya sida wanaagsan ee koorsadan inogu so diyarisay iyo sida aad ino fahansiisay casharada waxaana ku rajaynaa hormar intaa ka badan.

  7. 5

    Asc Dhamaan bahda Im252 macalin iyo ardayba salaan kabacdi aad Ayaan oga mahdinayaa macalinka waqtigiisa qaalikaa coursadaan aad ayay ii anfacday waan jeclaan lahaa wax reference inaa helno sida book ama casharo oo aan waqtiyada qaar maejac ahaan u isticmaalno
    ani ahaan coursadaan waxaa ugu codeeyay 5 stars

  8. AMAZING

    5

    Alhamdulilah ilaahy isurtageliyay inaad qaato koorsadan mahadsanid inbadan ustaad🙏😎

  9. MAHADSANID MACALIN

    5

    asc alx allah ayaa mahad leh oo ii fududeeyay course kii 15-ka maalin, marka hore allah ayaan umahad naqayaa kadib macalinka qaaliga ah ee sida aadka ah iigu sharxay casharadii aan soo bartay ayaan umahad naqaya macalin horay usoco dadaalka aad umadada uhaysid horay usii wad jazaka allah , dhamaan ardayda dhigata im252 academy waxaan leeyahay dadaala oo gunta iyo gunaanadka gaara course walba oo aad bilaawdaan xaqiijiya

  10. 5

    barnaamijka la magac baxay kubaro computerka 15cisho oo kaliya waa barnaamij aan aad iyo aad ula dhacay aqoon baddana ka korodhsadey barnaamijkan waxa wax kabaran kara qof aan hore u aqoon computerka iyo mid wax ka yaqaanayba ilaahay haka abaal mariyo ustaad Moha Nour hasaan sida uu wakhtiga ugu bixiyey sidii uu inoo soo gaadhsiiyo aqoonta uu ina dheeryahay

  11. 5

    Ma ahan wax fudud inaad computer ka mudo kooban ku fahamto balse taas waxaaa waqtu galaiyay ooo isku taxalujiyey eng moha-nor 15maalmood ooo aaan kaga faaaido badbaaa majirto kiii mooogoo hada bilow oo arag faaidada kii bilabanee dhamee oo miraha dhadhami rabi ajar hakaa siiyo cilmigaagane allha kuu siyaadiyo

  12. mocaydhiye@gmail.com

    5

    waxaan ku qiimeeyay 100%

  13. Qiimayn

    5

    Waa casharo aad u taya sareey

  14. sakicabdi2@gmail.com

    5

    masha allah aadbaan ugu qancay

  15. Bogadin

    5

    Alxm ilhay bay Mahad uu sugnatay manta igu simay 𝒊𝒏𝒂n bilabo course dan

  16. Mahadnaq

    5

    Waxaan Halkaan ugu mahadcelinayaa macalinka koorsadaan diyaariyay waa qof aqoontiisa sareeso Allah ha dhooro.

  17. Qiimeynta koorsadan

    5

    Koorsadaan waa mid aad u anfaceysa qof aan waligii arag computer iyo mid mar arkay

  18. ali omar muse

    5

    runtii course computer ka wxn gsbsrtsy cilmiyo badan awal wx yara ayaan ka aqanay lkn hadda wx badan oo aan so gobi karin ayaa kabrty hadda heer fican ayaa computerka ka tag nahay marka kowda ilahay baaa mahad iska leh marka labtana macalingeyka moha oo si wngzn noo baray allah ha ka abaaal mariyo macalin

  19. cinwaanka waa ok hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjgghgjkg

    5

    waa ok cinwaamkaav lppora

  20. 5star ayan ogu codeyay Korsada Computer ka

    5

    Alxm Allah aya mahadleh marka labadna Ustaadka korsadan qimaha badan sodiyariyay aya mahadleh runti wan dhamstay korsada kombiterka waxba horey ugama aqonin Computer Lkn hada wax badan ayan kabartay iam252 Acadamy 👈korsadi 2aad ayan bilabey qaar kalo badana wan kabaran dona Insha allah maskaxda allah hawbarakeyo Macaliminta koorsoyinkan sodiyariyay 🤲🙏wan rajayn inbadan o kamida asxaptayda inan kuso casumo iam252 Acadamy

  21. jidfure1@gmail.com

    5

    ASC MAGACEYGU WA IBRAHIM NUR OMAR HEERKA QIMEYNTEDU WAA 100%

  22. Aad u wanaagsan

    5

    Mansha alh jasaakalah ustaad waan ka faaiday Course kan

  23. Computerka iyo muhiimadiisa

    5

    Computerka waa waxa kaliya ee qof walba oo nool looga baahan yahay inuu barto qofki aaanan aqoonin waa qof jaahil eh waadna ku mahadsanatahay saaad nooga caawisay

  24. MAHASANID IM252

    5

    koorsadan aad baan uga fAAIDAY RUN AHAANTII MAHADSANID MACALIM MOHA

  25. desktop and file

    4

    waa ku qiimeeyay in course aad u muhiim iay thy

  26. Koorsadaani waa Koorso wax badan iga caawisay

    5

    Ajar iyo xasanaad eebe ha kaasiiyo ustaad

  27. waxaa ku qiimeyay 100%

    5

    waxan umahad celinaya macalin MOHA NOUR oo si hagar la an ah nooguso gudbiyay course kaan aadka uqiima badan. Waxaan rajeena sida wax badan oo dhanka xirfada ah uu wax iga badalay inuu aradayda soomaaliyed na wax kaga badali doono

  28. Mugaas21@gmail.com

    5

    Maasha Allah aad baan Ugu faa iideysta kooraskaan

  29. Talo bixin barshada computerka

    2

    waxaaan codsan laha in lagu daro casharada excel ppt si ardeyda bartay barshada computer ay caawiso insha allh
    sido kle in laguso daro qaabka formart lo dhaho computerka iyo qaabka windows loogu shubo sido klena lagu daro sida acons magaca loga baalo insha allh mahadsanidiiin

  30. Waan sodhaweynaa

    2

    Waxaan kuqimeyey 70% waayo malahan isbuucii hal maalin oo Zoom ah oo macalinka Inala kulansiiyo si.aan suallo uweydiino ❤️

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga