Maxaad ku baran doontaa koorsadan?
Koorasadan waxa aad ku baran dontaa habka uku fudud ee loo sameeyo website casri ah. wax yaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

  • waa maxay website ?
  • maxaa ladhahaa Hosting & Domain?
  • sida loola so dago Theme casri ah.
  • sida loo sameeyo website ganacsi.
  • sida loo sameeyo Bussiness Email.
  • sida loo maamulo qeebta Cpnal ka.
  • iyo cashareo kalo badan

Maxaa lagaaga baahanyahay?

Si aad u barato koorsadan, waxaad u baahantahay:

  • Computer Windows ama Mac ah
  • Internet aad ku soo gasho casharrada.
  • Hammi iyo go’aan waxbarasho.

Yaa loogu talogalay koorsadan?
Kooraskan waxaa loogu tala galay qof walbo jecel in si fudud website casri ah ku sameeyo ama u nashqadeeyo.

Sideen ugu guuleysan karaa koorsadan?
In aad ku guuleysato koorsadan waa ay fududahay, si aad ugu guuleysato koorsadan: Qaado oo daawo casharrada koorsadan.Gal tijaabooyinka iyo imtixaannada koorsadan.
Waxaad heleysaa shahaaddada koorsadan haddii aad keento 65% ama ka badan.
Ku celceli casharrada oo samee tijaabooyin ka badan kuwa uu macalinku ku baray.
Hoos ka aqri  wax yaabaha aad ku baran doonto  kooraska

 

Course Curriculum

  • 00:00:00
  • Maalinta 1aad: Waa Maxay Website? Qofka Raba in uu Sameeyo Website Maxaa Looga Baahanyahay In uu yaqaano!
    WP1.1- Waa maxay WordPress? 00:06:00
    WP1.2 Maxaa la dhahaa Hosting and Domain? 00:10:00
    WP1.3 – Install Bitnami 00:07:00
    WP1.4 – Wp Admin 00:03:00
    Maalinta 2aad : Side Bost loo sameeyaa
    WP2.1 – Sidee Sawiro Icons Loogu Soo Darsadaa 00:06:00
    WP2.2 – Bost 00:04:00
    WP2.3 – Page 00:04:00
    WP2.4 – Customises 00:05:00
    WP2.5 – Menu 00:06:00
    Maaalinta 3aad : Sidee loo isticmala Theme
    WP3.1 – Install Theme 00:06:00
    WP3.2 – Install Design 00:08:00
    WP3.3 – Logo Badal 00:05:00
    WP3.4 – Slide Badal 00:10:00
    Maalinta 4aad : Sidee services iyo contact us loogu sameyaa website-kaaga
    WP4.1 – Services 00:07:00
    WP4.2 – Contact Us 00:07:00
    WP4.3 – Contact Form 00:03:00
    Imtixaanka 1aad – Barashada Website sameynta 00:15:00
    Maalinta 5aad : Sidee Theme cusub loogu so darsadaa
    WP5.1 – Install Theme 00:06:00
    WP5.2 – Theme Customize 00:07:00
    WP5.3 – Slide 00:07:00
    Wp5.4 – Home Page 00:04:00
    Maalinta 6aad : Side about us lo0 sameyaa ..
    WP6.1 – About Us 00:07:00
    WP6.2 – Menu Page 00:07:00
    WP6.3 – Contact Us 00:05:00
    Maalinta 7aad : Sida website ka lo maamula qeebta Cpanel ka
    WP7.1 – Cpanel 00:06:00
    WP7.2 – Business Emails 00:04:00
    Maalinta 8aad : Sidee Loo isticmala business E-mail
    WP8.2 – Final Challenge 00:02:00
    Imtixaanka 2aad – Barashada Website sameynta 00:15:00

    Course Reviews

    4.7

    4.7
    3 ratings
    • 5 stars2
    • 4 stars1
    • 3 stars0
    • 2 stars0
    • 1 stars0
    1. Excellent

      5

      Was’nt that bad lol, Sorry i had to write something ;(

    2. MNAMSHL

      5

      WAA MEEL WAXBARASHO FIICAN

    3. Ccshariif1994@gmail.com

      4

      Hada ayaan rabaa inaan bilaawo

    [login_fail_messaging]

    Soo Dhawow

    Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

    Gal Cinwaankaaga