Ma tahay qof ku dhibann ku hadalka luqadda Englishka. Halkan waxa an kugu heynaa Course bilow ah waxaana kuu dhigi doono macalin mudda badan ku dhax jiray dhigista luqadda English-ka
Runtii barnaamij waxbarasheedkan waa mid aad u wanaagsan lagana Soo shaqeeyay anigu waan amanayaa inshallah marka aan dhameeyana waxaan rajeynayaa in aan luqada wax badan ka garto ku hadalkeeduna ii fududaado
Run ka hadal

Qiimeynta barashada englishka
Waa heer sare runtii