• No products in the cart.

Koorsadii kaafisay baahideyda

Barashada computer-ka waxa aan ka caga jiidayey muddo fog, waayo waxaan bilaabi jiray koorso waanna ka caajisi jiray, maalin ayuu igula taliyey saaxiibkeyga Cali Maxamed in aan booqdo website-ka iM252 Academy si aan u barto adeegsiga computer-ka, maalintii aan booqdayba waan iska diiwaangeliyey, waxaa isoo jiitay sida ay casharrada u diyaarsanyihiin, maanta farxad anigoo dareemaya ayaan qorayaa falcelinteyda.

Cabdifataax Ardey, Bartay Computer

Waan jecelnahay waxbarashada © iM252 Academy.