Inta aanan ku soo biirin akadeemiyada iM252, waxa aan aaminsanaa in ay adagtahay barashada qoraalka computer-ka, maantase, waxa aan aaminsanahay in dadaalkeyga ay ku xirneyd in aan barto, waayo muddo bil ah ayaan arkay anigoo wax ku qoraya computer-ka isla markaana aanan eegeyn keyboard-ka iyo looxa nambarada, waan idiin mahadcelinaayaa bahda iyo macalinka ii fududeeyey barashada typing-ka.
Recent Comments