Waxa ay ii tahay maanta maalin ka duwan maalmihii tagay, waxa aan bartay xirfad aan muddo ka fekerayey sidii aan u baran lahaa. Waxaan aad u jeclaa in aan markasta barto jarjaridda muuqaallada iyo qurxintooda, balse waan ka cabsan jiray anigoo aaminsan in ay adagtahay, maalin aan Google galay ayaan ka raadiyey iM252 Academy, waxaan arkay koorsadan, waan iska diiwaangeliyey, maantana meel wanaagsan ayaan ka joogaa muuqaal sameynta.
Recent Comments