• No products in the cart.

4.8

17

ratings 

Hadii aad daneyneyso in aad muuqaal u sameyso qoyskaaga, asxaabtaada, shirkadaada, aroos, ama meelo kaleba, waxaad u baahantahay in aad taqaan sida loo habeeyo loona jarjaro muuqaallada. Koorsadan ayaadna ku baraneysaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad uga baahantahay muuqaal sameynta (Video Editing). Labo barnaamij ayaad ku baran doontaa si aad marba midka aad hesho ugu sameyn karto, waana Adobe Premiere Pro CC iyo Filmora Wondershare.

Hadda iska diiwaangeli oo ka baro xirfadda muuqaal sameynta khabiir sameeya muuqaallada tayada leh.

Original price was: $20.Current price is: $16. per 6 months
Course Access

1 week, 5 days

Last Updated

January 6, 2025

Students Enrolled

539

Total Video Time

6 hours, 30 minutes

Posted by
Certification
Profile Photo
Mohamed Nur
4.76 4.757142857142857
2268

Studens

About Instructor

More Courses by Insturctor

Course Currilcum

    • V1.1- Video Editing, waa maxay? ama muuqaal sameyn. 00:03:00
    • V1.2- Barnaamijyada ugu fiican muuqaal sameynta 00:05:00
    • V1.3- Sida loo soo dagsado Filmora9, loona furo. 00:07:00
    • V1.4- Ku soo biir qolka Facebook ee iM252 Video Editing 00:03:00
    • V2.1- Wax ka fahan qeybaha uu leeyahay Filmora 9 00:01:00
    • V2.2- Soo geli waxyaabaha aad ka sameyn doonto muuqaalkaaga 00:10:00
    • V2.3- Dhig muuqaallada aad jarjareyso meesha lagu jarjaro. 00:08:00
    • V2.4- Sida loo jarjaro muuqaallada, codadka, iyo sawirrada 00:13:00
    • V2.5- Sida loo kala kor-mariyo waxyaabaha aad jarjareyso 00:07:00
    • V2.6- Keydso meesha ay kuu mareyso jarjaridda, dibna uga bilow markale. 00:05:00
    • V3.1- Qurxi meelaha aad muuqaallada ka jarjartay (Motion, Transition) 00:16:00
    • V3.2- Dheeree codka gaaban, wax badan ka badal codadka. 00:12:00
    • V3.3- Muuqaallada is garab dhig, weyney, rog, ama dhaqdhaqaaji 00:12:00
    • V4.1- Qoraallo ku dar muuqaalkaaga (Titles) 00:10:00
    • V4.2- Wax ka badal muuqa muuqaalkaaga, (adeegso Effects) 00:08:00
    • V4.3- Sawirro yaryar oo qurux badan ku dar muuqaalkaaga (Elements) 00:05:00
    • V4.4- Iska soo dhex muuji 2 muuqaal ama ka badan. 00:03:00
    • V4.5- Kordhi ama yaree iftiinka iyo midabka muuqaalka 00:05:00
    • V4.6- Ku dar muuqaalkaaga Lower Third ama cinwaanno yaryar 00:04:00
    • V5.1- Dhaqdhaqaaqa ka saar muuqaalkaaga (Stabilization) 00:03:00
    • V5.2- Muuqaallo la yaab leh ku samee shaashadda cagaaran (Green Screen) 00:08:00
    • V5.3- Soo dhawee qeyb ka mid ah muuqaalka (Pan & Zoom) 00:05:00
    • V5.4- Wax ka badal Xawaaraha muuqaalka (Slo Mo, Fast Mo) 00:08:00
    • V5.5- Soo gabagabee jarjaridda muuqaalka, keydi muuqaalka. 00:09:00
    • 00:00:00
    • 00:00:00
    • V6.1- Sidan u soo dagso Adobe Premiere Pro CC 00:07:00
    • V6.2- Sida loo jebiyo Premiere Pro CC 2019 (Activation) 00:04:00
    • V6.3- Kala baro qeybaha uu leeyahay Premiere Pro 00:05:00
    • V6.4- Muuqaalladaada soo geli Premiere si aad u jarjarto 00:08:00
    • V6.5- Sida loo diyaariyo meesha muuqaal jarjaridda (Sequence) 00:09:00
    • V7.1- Muuqaallo ku jarjar Premiere Pro CC 00:13:00
    • V7.2- Si ka sii fudud qaabkii hore u jarjar muuqaallada 00:11:00
    • V7.3- Kala qaad codka iyo muuqaalka ama isku keen 00:05:00
    • V7.4- Ka dhig codka in uu tartiib u soo kaco. 00:05:00
    • V7.5- Dheeree codka gaaban, ama gaabi codka dheer 00:07:00
    • V7.6- Guuxa ka saar codadka muuqaallada. 00:05:00
    • V7.7- Keydso jarjariddaada si aad markale u sii waddo jarjaridda 00:05:00
    • V8.1- Calaamadeyso meelaha aad wax gaara ku dareyso 00:06:00
    • V8.2- Sida sawir loo geliyo muuqaalkaaga. 00:04:00
    • V8.3- Iska soo dhex muuji 2 muuqaal 00:04:00
    • V8.4- Si aan loo dareemin jarjarista, adeegso Transitions. 00:08:00
    • V9.1- Weynee, yaree, rog, ama qeyb ka qaado muuqaalka ama sawirka 00:13:00
    • V9.2- Sawir gacmeed ku dul samee muuqaalka, geli laydi ama wareeg 00:11:00
    • V9.3- Cinwaan u samee muuqaalkaaga (Qoraal geli) 00:07:00
    • V9.4- Qoraal dhaqdhaaqa geli muuqaalkaaga 00:08:00
    • V9.5- Dhaqdhaqaaq u samee muuqaalkaaga 00:05:00
    • V9.6- Dhaqdhaqaaq u samee sawirka ku jira muuqaalka 00:04:00
    • V10.1- Qari qeyb ka mid ah muuqaalka 00:07:00
    • V10.2- Qari qeyb dhaqaaqeysa oo muuqaalka ka mid ah 00:06:00
    • V10.3- Dhaqdhaqaaqa kaamirada ka saar muuqaalka 00:04:00
    • V10.4- Koobiyee muuqaal, sawir ama wax kaleba 00:05:00
    • V10.5- Koobiyee isbedelka, kuna adeegso meel kale 00:07:00
    • V11.1- Kordhi ama yaree xawaaraha muuqaalkaaga 00:05:00
    • V11.2- Is weydaari bilowga iyo dhamaadka muuqaalka (Reverse) 00:02:00
    • V11.3- Kordhi ama yaree iftiinka muuqaalkaaga 00:04:00
    • V11.4- Qurxi midabka muuqaalkaaga (Ka badal hadii aad doontana) 00:05:00
    • V12.1- Sida shaashadda cagaaran loogu adeegsado Premiere (Green Screen) 00:04:00
    • V12.2- Sida loo adeegsado Motion Graphic Template (Mogrt) 00:08:00
    • V12.3- Sida hal muuqaal looga dhigo waxyaabihii aad jarjartay (Export) 00:07:00
    • 00:00:00
    • 00:00:00
    • 00:00:00
    • 00:00:00
    • 00:00:00
    • Hambalyo waad dhameysay koorsada Muuqaal Sameynta 00:02:00

Course Reviews

4.8

4.8
17 ratings
  • 5 stars34
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars2
  1. Heer Sare
    5

    Waaa heeer sare gudbintaada Ustaad lkn Jaanis ayaan u waayey oo aniga oo aan ka faaideysan ayaa waqtigii iga dhacay❗️🙆‍♂️

  2. Heer Sare
    5

    Waaa heeer sare gudbintaada Ustaad lkn Jaanis ayaan u waayey oo aniga oo aan ka faaideysan ayaa waqtigii iga dhacay❗️🙆‍♂️

  3. Sharxaada casharka
    5

    Waxaan aad ugu Riyaaqay hab sharxaada casharada oo idin.
    Masha Allah waxaad noqotay baraha oo kaliya aan ka Fahmay labada program iyadow waqti badan iga qasaarin.
    Mahadsanid ustaad.

  4. Sharxaada casharka
    5

    Waxaan aad ugu Riyaaqay hab sharxaada casharada oo idin.
    Masha Allah waxaad noqotay baraha oo kaliya aan ka Fahmay labada program iyadow waqti badan iga qasaarin.
    Mahadsanid ustaad.

  5. gor u socod
    5

    xaqiiq ahaan waxaan ahaa mid la yaaba habka wax loo jarjaro
    habka loo qurxiyo
    habka sixir laha ah ee wax loo qurxiyo
    lkn ACADEMIC I AM 252
    hadaan m adaxweyne wadan ahaan lahaa waxaan dastuurka ku dari laha in cidii la socon wayda I AM 252 ay mutaysani ganaax adag

    aad ayaad u maahsantaihiin
    maanta waxaan jooga heer aan dhaho alla haduu sidaa u samayn lahaa amaa kaas halkaa gayn lahaa
    alxamdulilah
    maahsanidiin

Waan jecelnahay waxbarashada © iM252 Academy.